Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay (Daawo Sawirro)

Qarax gaari ayaa galabta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Ex-kontrol Afgooye kaasoo geystay khasaare nafeed. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu yimid ka dib markii gaari uu lahaa askari ka tirsan ciidamada dowlada uu ku qarxay agagaarka Ex-kontrol Afgooye. Goob joogayaal ayaa sheegaya in gaarigan qaraxa lagu xiray uu ku dhaawacmay askarigii watay … Continue reading Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay (Daawo Sawirro)